|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxweyne Muuse Biixi oo shacabka Somaliland iyo ummadda islaamkaba ku hambalyeeyey munaasabadda ciidul adxada awgeed
August 20, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa guud ahaan ummadda Islaamka, gaar ahaanna shacabka reer Somaliland ku hambalyeeyey munaasabadda ciidul-adxada oo habeenka caawa ah ku beegan. Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, waxa uu guud ahaan shucuubta Islaamka Eebbe uga baryey inuu sanadkan sanadkiisa ku gaadhsiiyo Bash-bash iyo barwaaqo, isaga oo xujayda sanadkan ku hawlan gudashada waajibaadka Xajkana u rajeeyey inuu Ilaahay ka aqbalo cibaadada iyo camalka Suubban.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:War-Saxafadeed: Hoos U Dhac Ku Yimid Xawilaada Lacagta Ee Soomalida Iyo Saamayn Dhaqaale Oo Ay Bulsh... Daawo:Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Kulan Uu La Yeeshay Garabkii Isbahaysiga Kulmiye Iyo Waxa ay ... WAX KA BARRO HABKA IYO HANAANKA LOO BANDHIGO WAANADA IYO NASTEEXADA W/Q:Fardawsa Maax Xasan(Nimco) COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|