|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxweyne Muuse Biixi oo shacabka Somaliland iyo ummadda islaamkaba ku hambalyeeyey munaasabadda ciidul adxada awgeed
August 20, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa guud ahaan ummadda Islaamka, gaar ahaanna shacabka reer Somaliland ku hambalyeeyey munaasabadda ciidul-adxada oo habeenka caawa ah ku beegan. Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, waxa uu guud ahaan shucuubta Islaamka Eebbe uga baryey inuu sanadkan sanadkiisa ku gaadhsiiyo Bash-bash iyo barwaaqo, isaga oo xujayda sanadkan ku hawlan gudashada waajibaadka Xajkana u rajeeyey inuu Ilaahay ka aqbalo cibaadada iyo camalka Suubban.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:“Dagaalkii Uu Iclaamiyay Ina Garaad Cali (Gala Dagaalka) Ilaa Hadda Guul Muxuu Ka Hayaa?”Siyaasi Cal... Daawo:Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan Oo Ka Digay Khamriga Iyo Xashiishada Oo Faro Baas Ku Haya Dal... Gudoomiyaha Urur Siyaasadeed Asaas Oo Magaalada Gabiley Ka Daah-furay Tartanka Koobka Bisha Ramadaan... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|