|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxweyne Muuse Biixi oo maanta qaabilay Madaxweynihii hore ee Somaliland (Sawirro)
August 21, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta gurigiisa ku qaabilay madaxweynihii hore ee uu xilka kala wareegay, Mudane Axmed Maxamed Maxamuud(Siilaanyo) oo munaasibadda ciidal-Al adxada darteed salaan ugu yimi. Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, ayaa si kal iyo laab ah u qaabilay madaxweynihii hore ee uu xilka qaranka kala wareegay, Mudane Axmed Siilaanyo, waxana ay halkaas ku qaateen qaddar kaftan iyo is xog-waraysi ah.
Related posts:Wasiir Sacad Cali Shire oo Bandhigay Sababaha Hor Taagan Inay Kulmaan Madaxweynaha Somaliland iyo Ra... Xukumada Siilanyo oo Guryahooda kala baxday Ganacsato iyo Culimo caan ka ah Burco iyo halka la geey... Nasiib Darro Ayay Noqotay Inaan Maanta Waxba Layga Weydiin Gobalka Sool, Aad Iyo Aadna Waan Uga Xuma... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|