Madaxwaynaha Cusub Ee DDSI Oo ka Dareen Celiyay Xilka Loo Doortay Iyo Aragtida Dawlada fadaraalka Itoobiya. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha Cusub Ee DDSI Oo ka Dareen Celiyay Xilka Loo Doortay Iyo Aragtida Dawlada fadaraalka Itoobiya.
August 6, 2018 - Written by Editor:

Jig Jiga (W,N) Golaha Xisbiga DDSI oo ayaa galabta shaaciyay in ay madaxwayne  cusub  oo ku meel gaadh ah udoorteen masuul kamida ahaa xukuumadii madaxwaynihii is casilay cabdi maxamuud cumar.

Madaxwaynaha cusub ee ddsi oo waraysi gaar ah siiyay BBCDA ayaa ka hadlay dareenkiisa iyo  waxa ay ka ogtahay dawlada fadaraalka etoobiya+ habkan loo doortay

Sidoo kale madaxwaynaha cusub ayaa ka hadlay halka uu kudanebeeyay madaxwynihii hore iyo waxa ku qasbay iscasilaadan

Halkan kaga bogo warkan oo faah faahsan;

https://youtu.be/GXVxkDz-KTM

COMMENTS
LINKS