|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha Cusub Ee DDSI Oo ka Dareen Celiyay Xilka Loo Doortay Iyo Aragtida Dawlada fadaraalka Itoobiya.
August 6, 2018 - Written by Editor:Jig Jiga (W,N) Golaha Xisbiga DDSI oo ayaa galabta shaaciyay in ay madaxwayne cusub oo ku meel gaadh ah udoorteen masuul kamida ahaa xukuumadii madaxwaynihii is casilay cabdi maxamuud cumar. Madaxwaynaha cusub ee ddsi oo waraysi gaar ah siiyay BBCDA ayaa ka hadlay dareenkiisa iyo waxa ay ka ogtahay dawlada fadaraalka etoobiya+ habkan loo doortay Sidoo kale madaxwaynaha cusub ayaa ka hadlay halka uu kudanebeeyay madaxwynihii hore iyo waxa ku qasbay iscasilaadan Halkan kaga bogo warkan oo faah faahsan; https://youtu.be/GXVxkDz-KTM Related posts:Wasiir Ku Xigeenka Shaqada Iyo Arrimaha Bulshada Oo Jabuuti Kaga Qayb-gashay Shir Laguu Gorfaynayey ... Madaxweyne Siilaanyo oo qado sharaf u sameeyey Ganacsatadii Muuse Biixi ka Reebtay iyo Hogaanka Xusb... Wafti Ka Socda Xukuumada Somaliland Oo Kulan La Qaatay Wasiirka Arimaha Gudaha Jabuuti Iyo Arimaha A... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|