|
|||||
WAJAALE NEWS
“Kornayl Caarre iyo Beeshiisu Waxa Ay Ka Cabanayaan Cadaalad Daro Lagu Sameeyay”.Siyaasi Buubaa
August 27, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Siyaasi Ismaciil Hurre Buubaa oo ka kid ah siyaasiyiinta xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu ka hadley Jabhada Kornayl Caare, waxaana uu sheegay in sharaakiishaasi ay ka cabanayaan in iyaga iyo beesha ay ka soo jeedaan cadaalad daro lagu sameeyey isla markaana ay tahay in arintaasi hoos loo eego. Sidoo kale Siyaasi Buubaa ayaa waxaa uu ka hadley isbdelka siyaasadeed ee ka dhacay dawlad deegaanka Soomaalida ee Itoobiya.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/I_DRRGTzgpw Related posts:Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ka Qayb-galay Xuska Sannad-Guuradda 26-Aad Ee Kasoo Wareegtay Aas-Aaska Ci... DAAWO ; Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Oo Sharaxaad ka Bixiyay 19% Dawlada Itoobiya Laga Siiyey... Nuur Daalacay Oo Heestiisa Wadani Dhabta Ah U Hibeeyay Madaxweyne Siilaanyo, Xisbiga Wadanina Ka Gar... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|