|
|||||
WAJAALE NEWS
Kofi Annan oo geeriyooday
August 18, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Xoghayihii hore ee Qaramada Midoobay, Kofi Annan ayaa geeriyooday isagoo 80 jir ahaa. Wuxuu ahaa qofkii ugu horreeyey ee Afrikaanka madow ah ee qabta jagada ugu sarraysa diblomaasiyadda dunida, wuxuuna xilkaas hayey 1997 – 2006. Wuxuu ku guulaystay abaalgudka nabadda Nobel ee dhanka bani’aadminimada. Xilliyadii dambe wuxuu noqday ergayga Qaramada midoobay u qaabilsan arrimaha Suuriya, isagoo hogaaminayey dadaalka ku saabsan sidii xasaradda dalkaas ka taagan xal loogu heli lahaa.
Source: BBC Somali Related posts:Jaaliyada Reer Somaliland Ee Ku Kala Nool Wadamada Caalamka Oo Bogaadiyay Heshiiskii Somaliland Iyo ... Maxaad Ka Taqaan Mahadhadii Taariikheed EE General Maxamed Xasan Cabdilaahi (JIDHIF)? “Halyeey Libi... Ex Wasiir Axmed Muumin Seed Oo Sheegay In Aanu Lahayn Facebook Magaciisa Lagu Samaystay Oo Lagu Baah... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|