Gudidii Uu Madaxweynaha Somaliland U Xil Saaray Wareejinta Haamaha Shidaalka oo Ka Hadley Halka Ay Marayso Hawshii Haamaha Shidaalku | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudidii Uu Madaxweynaha Somaliland U Xil Saaray Wareejinta Haamaha Shidaalka oo Ka Hadley Halka Ay Marayso Hawshii Haamaha Shidaalku
August 28, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Gudidii u dhawaan Madaxweynaha Somaliland u xil saaray wareejinta haamaha Shidaalka oo ay ka mid yihiin Wasiirka Wasaarada Maaliyada, Wasiirka Wasaarada Ganacsiga, Maareeyaha Duulista iyo Madaarada, Xisaabiyaha Guud ee qaranka iyo Hanti dhawraha guud ee qaranka ayaa waxa ay ka hadleen halka ay marayso hawshii haamaha shidaaalka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS