Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland oo Tartan U Qabtay 42 Shirkadood | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland oo Tartan U Qabtay 42 Shirkadood
August 27, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Gudida qandarasyada qaranka Somaliland ayaa waxa ay tartan u qabateen 42 Shirkadood oo ah shirkadaha dhismaha ee ka halw gala gudaha Somaliland, Islamarkaan u tartamaya qandaraasyada dhismayaal cusub oo lagu soo kordhin doono Jaamacada Hargeysa iyo dhisme cusub oo loo dhisi doono Wasaarada Boosaha ee Magaalada Ceerigaabo.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS
       
       
       
      ๏ปฟ