|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudida Joogtada ah Ee Golaha Deegaanka Gabiley Oo Anshax-marin& Ganaax Lacageed Dul Dhigay Xildhibaan Dhaliilay Madaxwaynaha Iyo Maayarka Oo faah faahin Ka Bixiyay ,
August 12, 2018 - Written by Editor:Gabiley(W,N) Xubnahan Gudida joogtada ah ee Golaha Deegaanka Gabiley oo Saaka Shir iskugu yimid ayaa sheegay in ay Anshaxmarin iyo ganaax la cageed ku rideen xildhibaan xasan Dhagjar oo kamida golaha deegaanka. Maayarka Maagaalada Gabiley ayaa faah faahin ka bixiyay waxyaabaha keenay in ay xildhibaankan ganaaxaan Isagoo eedo culus ujeediyay xildhibaanka sheegayna in uu ka Been Abuuray Golaha. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Wasiirka Ganacsiga Jsl Oo Ka Hadlay Tacriifada Alaabooyinka Dekeda Berbera Ee Dp World Kor Uqaaday O... Golaha Wakiilada Oo Maanta Ansixiyey Xeerka Police-ka Oo Wax Ka Bedel Iyo Kaabis Lagu Sameeyey, Loon... “Intii Cid kale Lagu Durdurin Lahaa Ha Ku Durduriyo, Nuux Ismaaciil Ee Bal Yaan Arab Isaaq Uun Lagu ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|