|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudida Diwaan Gelinta Ururada Siyaada oo Uurcade U Xukumay Xoghayaha Xisbiga Waddani
August 18, 2018 - Written by Reporter:
Hargeysa (WJN)- Gudida diwaan gelinta Ururada Siyaasada iyo ansixinta asxaabta qaranka Somaliland oo maaanta kulan isugu yimi ayaa waxa ay go,aamiyeen in Maxamed Cabdilaahi Uurcade Xoghayihii guud ee xisbiga Waddani uu yahay xogahayaha sharciga ah ee xisbigaasi. Sidoo kale waxaa ay sheegeen in xubinimadoodii xisbigu aanay lumin xubno kale oo uu hogaaminayo Maxamed Cabdilaahi Uurcade. Halkan hoose ka daawo muuqaalka
WARIYE: XAMSE JIRDE WAJAALENEWS.NET HARGEYSA OFFICE Related posts:DAAWO;Dooxa Agamsaha Oo Beeralaydii Ka Aasay 8 Ceel Biyood Ilaa 50 Ceelna Gabyanadii Ay Ku Fadhiyeen... Hogaanka Xisbiyada Mucaaridka Oo Hadhimo Sharafeed Sabootin Ah Ku Maamuusay Safiirka Midawga Yurub. DAAWO; Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo La Layeeshay Madaxwayne Mustafe Cagjar, Muxuuse Ka Yidhi ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|