|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudida Diwaan Gelinta Ururada Siyaada oo Uurcade U Xukumay Xoghayaha Xisbiga Waddani
August 18, 2018 - Written by Reporter:
Hargeysa (WJN)- Gudida diwaan gelinta Ururada Siyaasada iyo ansixinta asxaabta qaranka Somaliland oo maaanta kulan isugu yimi ayaa waxa ay go,aamiyeen in Maxamed Cabdilaahi Uurcade Xoghayihii guud ee xisbiga Waddani uu yahay xogahayaha sharciga ah ee xisbigaasi. Sidoo kale waxaa ay sheegeen in xubinimadoodii xisbigu aanay lumin xubno kale oo uu hogaaminayo Maxamed Cabdilaahi Uurcade. Halkan hoose ka daawo muuqaalka
WARIYE: XAMSE JIRDE WAJAALENEWS.NET HARGEYSA OFFICE Related posts:Daawo:Fanaanada Caanka ah Ee Nimco Yaasiin Oo Soosaartay Hees Cusub Oo La Baxday Isha Xaasid Iyo Mu... Halkan Ka Daawo:-Maanta Waxaa Somaliland Laga Xusay Maalinta Cudurka Aids-Ka Oo Sannad Walba La Xuso... Suldaanka Guud Ee Somaliland Oo Xisbiyada Ugu Baaqay Inay La Yimaadaan Siyaasad Bilaa Turxaan Ah, Ka... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|