|
|||||
WAJAALE NEWS
Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland oo Raali Gelin Siiyay Shirkada Dahabshiil
August 15, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faarax, ayaa waxaa uu raali gelin ka bixiyay war bixin musuq maasuq ah oo ay dhawaan soo saareen guddida dabo galka iyo ilaalinta hantida qaranka ee golahaasi oo qeyb ka mid ah shirada Dahabshiil la soo galiyey. Gudoomiyaha Wakiilada ayaa sheegay in shirkada Dahabshiil war bixintaasi laga soo galiyey iibinta line-ka Booliska Hargeysa, islamarkaana shirkadu golaha u soo gudbiysay qaabkii ay ku iibsatey iyo lacagtii ay siisatay oo uu sheegay in lacag dheeri ah ka raacdey shirkada.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/LrClC7dre-I
Related posts:Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabiley Safiirka Faransiiska U Fadhiya Dalka Kiiniya. Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Xadhiga Ka Jaray Suuq Cusub Oo Dadkii Laga Soo Raray Wadooyinka Magaa... Gudoomiye Kuxigeenka Koowaad Ee Xisbiga Kulmiye Oo Kulamo La Qaatay Qaybaha kala Duwan Ee Bulshada K... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|