Guddomiyaha Baanka Dhexe Somaliland oo Kulan La Qaatay Gudida Dhaqaalaha Ee Golaha Wakiilada | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Guddomiyaha Baanka Dhexe Somaliland oo Kulan La Qaatay Gudida Dhaqaalaha Ee Golaha Wakiilada
August 29, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Gudoomiyaha baanka dhexe ee Somaliland ayaa waxa uu maanta kulan balaaadhan uu la qaatay gudida dhaqaalaha ee golaha Wakiilada Somaliland, waxaanay ka wada hadleen arimo badan oo ku saabsan xeerarka uu baanku gacanta ku hayo.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/w1ZbdDwV6Nc

COMMENTS
LINKS