Hargeysa (WJN)- Gudoomiyaha baanka dhexe ee Somaliland ayaa waxa uu maanta kulan balaaadhan uu la qaatay gudida dhaqaalaha ee golaha Wakiilada Somaliland, waxaanay ka wada hadleen arimo badan oo ku saabsan xeerarka uu baanku gacanta ku hayo.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/w1ZbdDwV6Nc