|
|||||
WAJAALE NEWS
Faysal Cali Waraabe oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay, Kana Hadlay Kulan Uu La Qaatay Masuuliyiin Ka Tirsan Ururka ONLF, Muxuuse Ka Yidhi Arinka Taliye Caare iyo Xaalada DDSI
August 13, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali waraabe ayaa waxaa uu ka war bixiyey kulan uu magaalada Nairobi kula yeeshay masuulyiin ka tirsan Ururka ONLF waxaana uu sheegay in ay Hargeysa ku casuumeen oo ay dhawaan iman doonan. Sidoo kale Gudoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu hanbaleeyey Md Axmed Shide oo loo doortey gudoomiyaha xisbiga talada maamulka Soomalida Itoobiya haya, waxaa kaloo uu ka hadlay arinka Taliye Caare oo ka goostay Ciidanka Qaranka Somaliland.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|