Faah faahinta Wararkii Ugu Danbeeyey Ee Qalalaase Ka Bilowday Diridhaba Iyo Jawiga Magaalada Jigjiga. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Faah faahinta Wararkii Ugu Danbeeyey Ee Qalalaase Ka Bilowday Diridhaba Iyo Jawiga Magaalada Jigjiga.
August 5, 2018 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Magaalada Dhiridhaba Ee Ilaa xalay ka ay bilowdeen qalalaase siyaasadeed oo ay saameeyeen kacdoonadii ka bilowday magaalada jig jiga maalintii shalay waxaanad ilaa haatan ay dhiridhaba ku jirtaa xaalad jahowareer ah.

Dhanka kale magaalada jig jiga ee casimada dawlad deegaanka somalida itoobiya ayaa ilaa maanta degan kadib markii ay dageen rabshadii ka bilowday shalay  ayna sobobeen ciimado ka socday dawlada fadaraalka ka ah oo ku waabariistay lana wareegay xarumaha dawlada taasi oo ka gadoodeen shacabka ku dhaqan magaalada jig jiga

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

https://youtu.be/jOymLqddDOk

COMMENTS
LINKS