|
|||||
WAJAALE NEWS
Faah faahinta Wararkii Ugu Danbeeyey Ee Qalalaase Ka Bilowday Diridhaba Iyo Jawiga Magaalada Jigjiga.
August 5, 2018 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Magaalada Dhiridhaba Ee Ilaa xalay ka ay bilowdeen qalalaase siyaasadeed oo ay saameeyeen kacdoonadii ka bilowday magaalada jig jiga maalintii shalay waxaanad ilaa haatan ay dhiridhaba ku jirtaa xaalad jahowareer ah. Dhanka kale magaalada jig jiga ee casimada dawlad deegaanka somalida itoobiya ayaa ilaa maanta degan kadib markii ay dageen rabshadii ka bilowday shalay ayna sobobeen ciimado ka socday dawlada fadaraalka ka ah oo ku waabariistay lana wareegay xarumaha dawlada taasi oo ka gadoodeen shacabka ku dhaqan magaalada jig jiga HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; https://youtu.be/jOymLqddDOk Related posts:Daawo:Xil Qabile Oo Si Ba,an u Weeraray Madaxwayne Silaanyo Kuna Sifeeyay Masuul Danbi Ka Galay Qara... Daawo: Isu Soo Bixii Xisbiga Kulmiye Ee Magaalada Laascaanood Oo Rabshado Isku Bedelay Xili Uu Ku Su... DAAWO; Tiradii Ugu Badnaa Garabka Haweenka Ee Xisbiga KULMIYE Oo Taageeray Isbahaysiga Murashaxiint... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|