Dawlada Jabuuti Oo Mar Kale Go,Aan Adag Ka Istaagtay Dacwadii U Dhaxaysa Shirkada Dp World Iyo Xukunkii Maxkamada London.
August 5, 2018 - Written by Editor:
Madaxtooyada Dalka Jabuuti ayaa soo saartay warsaxafadeed Mar Kale ay ku diidan tahay Dacwadii U Dhaxaysa Shirkada Dp World Iyo Xukunkii Maxkamada London.