Dawlada Hoose Ee Degmada Gabiley oo Munaasibad Dhiiri Gelin Ah U Qabatay Dhalinyarada Kubada Cagta | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dawlada Hoose Ee Degmada Gabiley oo Munaasibad Dhiiri Gelin Ah U Qabatay Dhalinyarada Kubada Cagta
August 10, 2018 - Written by Reporter:

Gabiley(WJN)- Dawlada hoose ee degmada Gabiley ayaa waxa ay munaasibad dhiiri gelin ah u qabatay dhalinyarada kubada Cagta ee Gabiley, waxaana munaasibadaa ka soo qayb galay Mayaarka Gobolka Gabiley, Badhasaabka gobolka iyo Isu-duwaha Wasaarada Ciyaaraha.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS