Dadweynaha Hargeysa oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Biyo La,aan Baahsan oo Soo Food Saartay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dadweynaha Hargeysa oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Biyo La,aan Baahsan oo Soo Food Saartay
August 31, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Magaalada Hargeysa ayaa waxa ay la deris noqotay Xaaladda Biyo-yaraaneed, iyada oo ah magaalada Dadka ugu badani ay ku dhaqan yihiin, isla markaana sannadba sannadka ka dambeeya ay Tirada Dadku badanayaan, Magaaladuna sii ballaadhanayso, Sidoo kalena Wakaalada Biyaha ayaa waxa ay tahli kari wayday in magaalada Hargeysi ay hesho biyo ku filan.

Dhanka kale dadwaynaha ku dhaqan magaalada Hargeysa gaar ahaan degmada Axmed Dhagax ayaa waxa ay cabasho xoogaan ka muujiyeen Biyo La,aanta baahsan oo soo food saartay.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

COMMENTS
LINKS