Dadka Isku Qamaamaya oo Ku Soo Badanaya Goobaha Lagu Shaaheeyo Ee Jigjiga | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dadka Isku Qamaamaya oo Ku Soo Badanaya Goobaha Lagu Shaaheeyo Ee Jigjiga
August 31, 2018 - Written by Reporter:

Jig Jiga (WJN)- Dadweynaha Magaalada Jig Jiga ayaa waxaa ka fal celiyeen xiriyatul qawlka ku cusub, waxaana magaalada ku soo badanaya dadka isku maandhaafa xaga siyaasada.

Cabdiraxmaan Axmed Xasan oo hore bare uga soo noqday Jaamacadda Haramaya ee dalka Itoobiya, haddana aad ugu dhuun daloola deegaanka maadaama oo uu ka shaqeeya arrimaha samafalka. oo arintan ka hadlaya ayaa yidhi. “Tobankii sano ee la soo dhaafay way adkayd in aad aragto dhallinyaro is maan dhaafay oo is dagaalaya ama la kala qabanayo, balse hadda meelaha shaaha lagu cabo ee Jigjiga dhallinyaro lagu kala hayo ayaad arki”

Halkan hoos ka dhagayso waraysi lala yeeshay Cabdiraxmaan Axmed Xasan oo ku saabsan sida ay dadka Jigjiga uga falceliyeen xoriyadda hadalka.

COMMENTS
LINKS