DAAWO:Madaxweynaha Cusub Ee DDSI Oo Booqday Goobihii Khasaaraha Loogu Gaystay Rabshadihii Ka Dhacay Magaalada Jig Jiga.
August 28, 2018 - Written by Editor:
JIG JIGA(WJN):- Madaxwyanaha cusub ee dawlad Deegaanka somalida Itoobiya Mustafe muxumed cumar ayaa kormeer indho indhayn ah kusoo maray goobihii khasaaraha culus la gaadhsiiyay ee magaalada jig jiga