Daawo: Xeer Buuq Badan Ka Dhex Dhaliyay Golaha Wakiilada Somaliland
August 8, 2018 - Written by Reporter:
Hargeysa (WJN)- Xildhibaanada golaha Wakiilada Somaliland oo saaka fadhi yeeshay ayaa waxa ay dood adag oo buuq badan ka dhex dhalisay ay ka yeesheen xeerka Dawladaha hoose.