|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Xaalada Nololeed Ee Ay Ku Sugan Yihiin Caruurta Darbi Jiifka Magaalada Hargaysa Oo Wehel Ka Dhigtay Xayawaanka Daanyeerka,
August 17, 2018 - Written by Editor:Hargaysa(W,N) Caruurta Aan Lahayn Hoy iyo Waalid Daryeela ee Darbi Jiifka ah Kuna Nool Caasimada hargaysa ayaa waxay ku sugan yihiin xaalad nololeed oo Qalafsan taasi oo qaarkood ay saaxiib la noqdeen xayawaanka daanyeerka kaasi oo ay sheegeen in uu ka celiyo cidkasta oo cadow ku ah ama isku dayda in ay dilaan. Qaarkamida Caruurta Darbi Jiifka ayaa ka Waramay Xaalada ay ku sugan yihiin. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARBIXINTA CARUURTA DARBI JIIFKA AH;
Related posts:Fadeexaddaha Diblomaasiyadeed Ee Hadheeyey Qasriga Madaxtooyadda oo Anfariir ku Riday Dawladaha Deri... Haayada Ka Hortaga Aafooyinka Oo Ka Digtay Roobab Dabaylo Wata Oo 24 Sacadood Ee Soo Socda Kusoo Waa... Daawo:Afhayeenka Xisbiga KULMIYE oo ka Jawaabay Hadallo Kasoo Yeedhay Guddoomiye Cirro Oo Daarnaa As... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|