Daawo: Wiil Uu Dhalay Marxuum Cigaal oo Ka Hadley Dhul Ay Leeyihiin oo Lagu Haysto | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Wiil Uu Dhalay Marxuum Cigaal oo Ka Hadley Dhul Ay Leeyihiin oo Lagu Haysto
August 16, 2018 - Written by Reporter:

Berbera (WJN)- Cali Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal oo ah wiilkii curad ee uu dhalay Madaxweynihii hore Somaliland marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal ayaa waxa uu ka hadlay dhul ay aabahood ka dhaxleen oo lagu haysto.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

 

WARIYE: XAMSE JIRDE

WAJAALENEWS.NET

HARGEYSA OFFICE

COMMENTS
LINKS