DAAWO; Wasiirka Wasaarada Cadalada Jsl Oo Tababar U furey Cutubyo Ka Mid Noqon Doona Ciidanka Asluubta. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Wasiirka Wasaarada Cadalada Jsl Oo Tababar U furey Cutubyo Ka Mid Noqon Doona Ciidanka Asluubta.
August 25, 2018 - Written by Editor:

Madheera (W,N) Wasiirka Wasaarada Cadaalada somaliland Eng Cabdiqani Maxamuud caateeye iyo taliyaha ciidanka asluubta ayaa tababar cusub ufuray ciidamo oo kamid noqon doona ciidanka Asluubta Jsl

CADAALADA 3

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

COMMENTS
LINKS