DAAWO;; Wasiirka Isgaadhsiinta Jsl Oo Sheegay In Hadal Uu Shalay Yidhi Warbaahintu Si Khaldan U Dhigtay Iyo Fasiraad Uu Ka Bixiyay.
August 2, 2018 - Written by Editor:
Hargaysa(W,N) Wasiirka Wasaarada Isgaadhsiinta iyo Technolajiyada somaliland Dr Cabdiwali Suufi Jibriil ayaa faah faahin ka bixiyay hadal uu shalay sheegay oo warbaahintu si khaldan u turjuntay