|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Wasiirka Isgaadhsiinta Jsl Oo Shaaciyay Qorshe Lagu Midaynayo Shirkada Bixiya Adeega Telefoonada Gacanta.
August 1, 2018 - Written by Editor:Hargaysa(W,N) Wasiirka Wasaarada Isgaadhsiinta iyo Technolajiyada Somaliland Dr Cabdiwali Suufi Jibriil oo Maanta ay kulan la yeesheen Gudida Ilaalinta Tantida Qaran ee Golaha Wakiilada Jsl ayaa Faah faahiyay waxyaabaha uqorshaysan ka wasaarad ahaan isagoo shaaciyay in ay wadaan qorshe lagu midaynayo shirkada bixiyaa adeega telefoonada gacanta oo bulshada dhibaato wayni ka haysato shirkada kala gaara ah oo aanay awoodin in ay wada xidhiidhaan. Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan Oo faah Faahsan; Related posts:Daawo:Warbixintii U Danbaysay Deegaano Hor leh Oo Uu Ka Dilaacay Xanuunka Shuban Biyoodku Ee Gobolka... DAAWO; Fanaanada Nimco Yaasiin Oo Sheegtay In Ay Dalka Utimid Kala Saarida Laba Qoys Oo Iyada Isku H... DAAWO Madaxdhaqameedka Beesha Subeer Awal, Oo maanta hadhimo sharafeed u sameeyay Garaad Jaamac Gara... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|