|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Wasiirka Isgaadhsiinta Jsl Oo Shaaciyay Qorshe Lagu Midaynayo Shirkada Bixiya Adeega Telefoonada Gacanta.
August 1, 2018 - Written by Editor:Hargaysa(W,N) Wasiirka Wasaarada Isgaadhsiinta iyo Technolajiyada Somaliland Dr Cabdiwali Suufi Jibriil oo Maanta ay kulan la yeesheen Gudida Ilaalinta Tantida Qaran ee Golaha Wakiilada Jsl ayaa Faah faahiyay waxyaabaha uqorshaysan ka wasaarad ahaan isagoo shaaciyay in ay wadaan qorshe lagu midaynayo shirkada bixiyaa adeega telefoonada gacanta oo bulshada dhibaato wayni ka haysato shirkada kala gaara ah oo aanay awoodin in ay wada xidhiidhaan. Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan Oo faah Faahsan; Related posts:Daawo:WarWar Soo Food Saaray ShirkadaDP World 60 Ka Cisho ee Xukuumada U Hadhay,Shirar Docodocayn ah... Gudoomiyaha Sariflayaasha Jsl Oo Ka Digay Loodh Kamid Ah Lacagta Somaliland Oo Suuqa Kasii Baxaysa ... Aqoonyahan Mustafe Habbane oo Sharraxay Siduu U Dhacay Musuqa Baanka Adduunku Sheegay Inuu Hadheeyey... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|