DAAWO; Wasiirka Cadaaladda Jsl Oo Kulan La Yeeshay Masuuliyiin Dalka Jabuuti Ah Iyo Waxyaabaha Ay ka Wada Hadleen. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Wasiirka Cadaaladda Jsl Oo Kulan La Yeeshay Masuuliyiin Dalka Jabuuti Ah Iyo Waxyaabaha Ay ka Wada Hadleen.
August 1, 2018 - Written by Editor:

Jabuuti(W,N) Wasiirka wasaarada cadaaladda jamhuuriyada somaliland eng cabdiqani maxamuud caateeye iyo wafti uhogaaminayo oo ku sugan dalka jabuuti ayaa kulan muhiim la qaatay masuuliyiin sar sare oo katirsan dalka jabuuti

Waxana kamid ahaa xubnahan uu la kulmay agaasimaha korontada dalka jabuuti jaamac cali geele, waxaana wasiirka cadaalada iyo waftigiisa lagu wareejiyay deeq raashin oo dalka jabuuti ugu deeqeen dadkii ku waxyeeloobay duufaanta sagar ee xeebaha somaliland.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

COMMENTS
LINKS