Hargaysa(W,N) Wasiirku xigeenka Wasaarada Arimaha gudaha Maxamed Muuse Diiriye ayaa ka hadlay sobobta loo xidhay xoghayihii gaarka ahaa ee raysal wasaarke kuxigenka somaliya oo maalintii sedexaad ku xidhan magaalada hargaysa iyadoo ciidamada amaanku kasoo qabteen madaarka cigaal.
Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;