DAAWO War Deg Deg Ah; Shil Gaadhi Oo ka Dhacay Magaalada Abaarso Iyo Khasaaraha Dhimasho Iyo Dhaawac Ee U Sobobay.
August 5, 2018 - Written by Editor:
HARGAYSA(W,N) Shil gaadhi oo Caawa Fiidkii ka dhacay deegaanka abaarso ee galbeedka hargaysa ayaa sobobay khasaare dhimashada hal hal iyo 9 ruux oo dhaawaca ah gaadhin ayaa ahaa kuwa qaada jaadka ay leedahay shirkada Ina faras.