|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Siyaasiyiinta Iyo Waxgaradka Gobolka Gabiley Ah Oo Digniin Culus Udiray Madaxweyne Biixi, Xili Uu kusoo Beegay Yahay Saacadaha Soo Socda!
August 5, 2018 - Written by Editor:Siyaasiyiinta Reer Gabiley Oo Madaxwayne Muuse Biixi Uga Digay In Uu Xadhiga Ka Jaro Masharicii Uu Hore sedex Jeer Xadhiga Uga Jaray Madaxwaynihii Hore Ee Siilaanyo Oo Maamulka Gobolku Wadaan Qorshohooda. GABILEY(W,N) Siyaasiyiinta ,Waxgaradka iyo Dhalinyarada Gobolka Gabliey ayaa markii ugu horaysay fariin culus udiray madaxwynaha Somaliland oo maalinta bari ah lafilayo in uu gabiley soo gaadho. Xubanahan Reer Gabiley Ayaa madaxwaynaha uga digay in xaqiiqada laga qariyo ay maamulka gobolku meel madow ugu waramaan. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; https://youtu.be/qmA5QgxfkYE Related posts:DAAWO:- Wasiirku xigeenka Abniga Oo ka Hadlay Nin shacab ah oo Dhawaan Ciidanku ku Dileen Magaala... DAAWO; Fanaanka Nimco Hillaac Oo Qaaday Hees Cusub (Boggiisa Adaa ku Yaal).Iyo waraysigii nimco samr... “Sida loo wareejiyo Hantida Dadwaynuhu Waa isku Mid Goor Madow, Meel Madow, Dilaal Madow, Xaaraan Ma... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|