DAAWO; Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari Oo Xukuumada Ku Eedeeyay In Ay Ka Gaabisay Soo Xero Galinta Col Caare. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari Oo Xukuumada Ku Eedeeyay In Ay Ka Gaabisay Soo Xero Galinta Col Caare.
August 26, 2018 - Written by Editor:

HARGASA(W,N) Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari oo kamida madaxda sare ee xisbiga mucaaridka ah ee wadani ayaa hadlay arinta Col caare isagoo sheegay in xukumada ka gaabisay marka horena ay ka reebtay xalinta Colaadii Ceel Afwayn

Sidoo kale Siyaasi Rashiid ayaa jawaab adag siisay odayaal dhawaan kasoo hanjabayay ceergaabo digniin culusna udiray.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

https://youtu.be/0tIgtcIAk8E

COMMENTS
LINKS