|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari Oo Hadlay Soo Af Jaridii Colaada Ceel-Afwayn, Khilaafka Jabuuti Iyo Somaliya, Madaxwayne Biixina Ugu Baaqay In Uu Hargaysa Dhaafo.
August 2, 2018 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)Siyaasi Cabdirashiid Jaamac Dhari (Sheekhul Axmarka) Oo kamida Siyaasiyiinta Somaliland Ayaa Dhambaal Hambalyo ah Udiray Gudidii Nabaydaynta Colaada Ceel-afwayn iyo beelihii walalaha ee shalay heshiishku dhex maray. Sidoo Kale Siyaasi Rashiid ayaa dawlada jabuuti Ugu Baaqay in shacabka Somaliland hiil iyo hooba la garab taagan yihiin isagoo xusay s in ay maanta arkeen xumaanta madaxda somaliya ee xiligan u ololaynaya ertrea. Dhanka kale siyaasi rashiid ayaa madaxwayna Somaliland ugu baaqay in uu qasriga adaxtooyada dhaafo isagoo ku dhaliilay in mudadaa uu xilka hayay ee Todobada bilooda uuna gaadhi Abaarso HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:DAAWO; Wasiir Xigeenka Waxbarashada Oo Markii U Horaysay ka Hadlay Khilaafka Soo kala Dhexgalay Wa... Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Baarlamaanka Jsl Ku Hambalyeeyay Sida Ay Uga Soo Horjeesteen Xukunka D... Halkan Ka Daawo: Madaxweynaha Soomaliland Muuse Biixi Cabdi Oo Martiqaad Rasmi Ah Ka Hellay Raysal W... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|