DAAWO; Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari Oo Hadlay Soo Af Jaridii Colaada Ceel-Afwayn, Khilaafka Jabuuti Iyo Somaliya, Madaxwayne Biixina Ugu Baaqay In Uu Hargaysa Dhaafo. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari Oo Hadlay Soo Af Jaridii Colaada Ceel-Afwayn, Khilaafka Jabuuti Iyo Somaliya, Madaxwayne Biixina Ugu Baaqay In Uu Hargaysa Dhaafo.
August 2, 2018 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)Siyaasi Cabdirashiid Jaamac Dhari (Sheekhul Axmarka) Oo kamida Siyaasiyiinta Somaliland Ayaa Dhambaal Hambalyo ah Udiray Gudidii Nabaydaynta Colaada Ceel-afwayn iyo  beelihii walalaha ee shalay heshiishku dhex maray.

Sidoo Kale Siyaasi Rashiid ayaa dawlada jabuuti Ugu Baaqay in shacabka Somaliland hiil iyo hooba la garab taagan yihiin  isagoo xusay s in ay maanta arkeen xumaanta madaxda somaliya ee xiligan u ololaynaya ertrea.

Dhanka kale siyaasi rashiid ayaa madaxwayna Somaliland ugu baaqay in uu qasriga adaxtooyada dhaafo isagoo ku dhaliilay in mudadaa uu xilka hayay ee Todobada bilooda uuna gaadhi Abaarso

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS