DAAWO; Siyaasi Faarax Macalin Oo Ka Waramay Xaalada Jig Jiga Iyo Waxyaabihii ka Dhacay Ee Bulshada Loo Gaystay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Siyaasi Faarax Macalin Oo Ka Waramay Xaalada Jig Jiga Iyo Waxyaabihii ka Dhacay Ee Bulshada Loo Gaystay.
August 31, 2018 - Written by Editor:

JIG JIGA(W,N) Siyaasi Faarax Macalin oo kamida siyaasiyiinta somalida Kenya islamarkaana xiligan ku sugan magaalo madaxda ismaamulka somalida Itoobiya ee Jig jiga ayaa ka waramay waxyaabaha uu xiligan ku arkay jig jiga iyo dhibtii ay gaysteen maamulkii hore ee deegaanku

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS