Hargaysa(W,N) Siyaasi/Muj Cismaan Awr liqe oo kamida mujaahidiin Ururkii SNM isla markaana mudo dhowr bilood ah ku xidhnaa Saldhiga Ibraahim koodbuur, dhawaana dib u heley xoriyadiisii ayaa markii uhoraysay ka hadlay xadhigiisa.
Sidoo kale siyaasi cismaan awr liqe ayaa fariin muhiim ah udiray cidkasta oo sida uu sheegay ku lug lahayd xadhigiisa.
Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan;