|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Sheekh Aadan-Siira Oo Deeq Timir ah Gaadhsiiyay Qoysaskii Roobabkii Duufaanta Watay Khasaaraha Ugaysteen Ee Awdal Iyo Salel.
August 9, 2018 - Written by Editor:Borama(W,N) Sheekh Aadan Xaaji maxamuud xiiray (Aadansiiro) oo kamida culimada reer somaliland ayaa deeq timir h u Wareejiyay gudida taakulayn dadkii roobabkii duufaata watay khasaaraha gaadhisiiye ee gobolada awdal iyo salal Sheekh Aadansiira oo ku sugan magaalada borama kana wakiil ah xubno kamida qurba joog reer somaliland ayaa deeqdan wuxu ku wareejiyay gudida taakulaynta. Halkanka daawo muuqaalka warkan; Related posts:Daawo:Jaaliyada Somaliland Ee Ku Dhaqan Dalka Jabouti Oo Loogu Baaqay In ay Xuska 18 May U Badalaan ... Xisbiga Wadani Oo ka Dareen Celiyay Hadalkii Madaxwaynaha Jsl Ee Arinta Saldhiga Milatary Ee Berbera... Daawo:Nuxurka Sideed 8 Qodob Oo Laga Soo Saaray Shirkii Magaalada Jabuuti Maalmahan Uga Socday Xuku... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|