|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Sheekh Aadan-Siira Oo Deeq Timir ah Gaadhsiiyay Qoysaskii Roobabkii Duufaanta Watay Khasaaraha Ugaysteen Ee Awdal Iyo Salel.
August 9, 2018 - Written by Editor:Borama(W,N) Sheekh Aadan Xaaji maxamuud xiiray (Aadansiiro) oo kamida culimada reer somaliland ayaa deeq timir h u Wareejiyay gudida taakulayn dadkii roobabkii duufaata watay khasaaraha gaadhisiiye ee gobolada awdal iyo salal Sheekh Aadansiira oo ku sugan magaalada borama kana wakiil ah xubno kamida qurba joog reer somaliland ayaa deeqdan wuxu ku wareejiyay gudida taakulaynta. Halkanka daawo muuqaalka warkan; Related posts:DAAWO; Taliyaha Ciidanka Bilayska Oo Sheegay In Gacanta Lagu Soo Dhigay 3 kamid ahaa Dablaydii loo... Shirweynaha KULMIYE Oo Maalintii Labaad Galay Iyo Ergeda Oo Dooratay Shanta Xubnood Oo Xisbiga Hogg... DAAWO; Magaalada Jig Jiga Ee Caasimada DDSI Oo Siwayn Looga Xusay Maalinta Qarannimada Jsl Ee 18may. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|