Daawo: Saraakiil Ciidan oo Ka Soo Goostay Maamulka Puntland oo Laascaanood Lagu Soo Dhaweeyay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Saraakiil Ciidan oo Ka Soo Goostay Maamulka Puntland oo Laascaanood Lagu Soo Dhaweeyay
August 29, 2018 - Written by Reporter:

Laascaanood (WJN)- Taliska qaybta Booliska ee magaalada Laascaanood ayaa waxaa maanta lagu soo dhaweeyay Saraakiil ciidan oo ka soo goostay maamul goboleedka Soomaaliya ee Puntland, oo ku soo biiray Ciidamada Somaliland, waxaana soo dhaweeyay saraakiishan maamulka gobolka Sool.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

https://youtu.be/SwW9IyfLYtk

COMMENTS
LINKS