|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Safiirka Somaliland Ufadhiya Dalka Sweden Oo Ka Hadlay Shirqoolo Somaliya Umaleegayso Jsl Iyo Arimo Kale Oo Xasaasiya.
August 10, 2018 - Written by Editor:SWEDEN(W,N) Safiirka Somaliland ufadhiya Dalka Sweden Ambasador Sakariye Xasan Wacays ayaa waraysi dhinacyo badan taabanaya oo la layeeshay kaga hadlay waxyaabaha uqabsoomay Siyaasada Arimaha Dibada Somaliland iyo guulaha ay ka gaadheen Xidhiidhka Wadamad Caalamka gaar ahaan dalka Sweden. Sidoo kale safiirka Somaliland ee dalka Sweden ayaa si dag U canbaareeyey Dawalada Somaliya Ee ka dhisan Muqdisho oo shir qoolo umaleegayso Somaliland gudaha iyo dibada. HALKAN KAGA BOGO WARAYSIGA OO FAAH FAAHSAN; Related posts:Wasaarada Waxbarashada Jsl Oo Dugsi Sare Ka Dhagax Dhigtay Degmada Farawayne Ee Gobolka Maroodi Jeex... Madaxweynaha Jsl Oo ka Qaybgalay Aaska Qaran oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum/Xildhibaan... Warbixin:-Magaalooyinka Burco,Berbera,Borama,Ceerigaabo Iyo Laascaanood Oo Si Wayn Looga Ciiday COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|