Daawo:-Rag Hargeysa Ka Bilaabay Budhcadnimo Nooceedu Cusub Yahay oo Gacanta lagu soo Dhigey | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo:-Rag Hargeysa Ka Bilaabay Budhcadnimo Nooceedu Cusub Yahay oo Gacanta lagu soo Dhigey
August 6, 2018 - Written by Editor:

Hargeysa(WJ)Magaalada Hargeysa Ciidamada Boolisku waxa ay gacanta kusoo dhigeen rag la sheegey in ay mudooyinkii ugu dambeeyey Meelo kala duwan oo Hargeysa ah ka xadeen Gaadiid Kala Duwan.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka

COMMENTS
LINKS