Daawo: Qaabkii Magaalada Wajaale Looga Oogay Salaadii Ciidul Adxa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Qaabkii Magaalada Wajaale Looga Oogay Salaadii Ciidul Adxa
August 21, 2018 - Written by Reporter:

Tog Wajaale (WJN) – Dadwaynaha ku dhaqan magaalo xuduudeedka Tog Wajaale ayaa waxa ay saaka si wayn u oogeen tukashada salaadii ciidul adxada, waxaana kala soo qayb galay qaar ka mid ah wasiiradii xukuumadii hore  iyo maamulka degmada Wajaale.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS