|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO Muuqaalka ; Dhidar Super Market Iyo Adeegyada Cusub Ee Uu Usoo Kordhiyay Macaamiisha!!
August 14, 2018 - Written by Editor:Hargaysa(W,N) Meherada Casriga Ee Dhidar Super Market Ayaa kamida Tukaamada horumarka ku talaabsaday ee Maalinba Maalinka ka danbaysa bulshada caasimada usoo kordhiya Adeegayada ay ubaahan yihiin kuwaasi oo shacabka xaafada caasimada hargaysa kaga maarmeen alaabihii kala duwan ee ay meelo ka fog ka doonan jireen. Masuuliyiinta Tukaanka caanka ah ee Dhidar Super Market ayaa Bulshada ku dhaqan caasimada Hargaysa ugu bushaareeyay waxyaabo kala duwan oo ay usoo kordhiyeen Halkan Ka Daawo Muuqaalka; Dhidar Super Market Iyo Waxyaabaha ku cusub;
Related posts:Daawo:Waraysigii Ugu Horeeyay Abid Ee Qof Soomaali ahi La Yeesho Rasyal Wasaaraha Ethiopia Oo Uu Su... DAAWO; "Madaxweynaha Iyo Kuxigeenkiisu Ha Diwaan Galiyaan Hantida Ay Gaarka Uleeyihiin" Siyaasi Cabd... DAAWO ;Fannaanka Maxamed BK, Iyo Wacdarihii Magaalada Stockholm, +Heesta Hinda oo Ruxday Taageera... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|