|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO Munaasibad Lagu Taageerayo Maxamed Sheekh Cabdiraxmaan Oo USharaxan Golaha Deegaanka Caasimada Oo Hargaysa Lagu Qabtay.
August 9, 2018 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Maxamed Sheekha Cabdiaxmaan oo kamida dhalinyrada magaalada hargaysa ayaa ku dhawaaqayn in uu utartami doono golaha deegaanka caasimada hargaysa doorshada soo socota. Waxaana magaalada hargaysa lagu qabtay munaasibad balaadhan oo lagu taageerayo murashaxnimada maxamed sheikh iyadoo ay xafladan kasoo qaybgaleen aqoonyahan ,siyaasiyiin, iyo waxgaradka beesha HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAHFAAHSAN; Related posts:DAAWO ; Xildhibaan katirsan Golaha Guurtida Somaliland Oo Arinta Sixir Bararka Ku Eedeeyay in Ay Doo... ICG Oo Warbixin Ay Soo Saartay Somaliland Iyo Puntland Ku Eedaysay Inay Diideen Dublamaasiyadii Qara... Madaxwaynaha Dalka Tiawan Oo Qaabishay Waftigii Ka Socday Xukuumada Somaliland Iyo Arimaha Ay Ka Wad... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|