|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO Munaasibad Lagu Taageerayo Maxamed Sheekh Cabdiraxmaan Oo USharaxan Golaha Deegaanka Caasimada Oo Hargaysa Lagu Qabtay.
August 9, 2018 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Maxamed Sheekha Cabdiaxmaan oo kamida dhalinyrada magaalada hargaysa ayaa ku dhawaaqayn in uu utartami doono golaha deegaanka caasimada hargaysa doorshada soo socota. Waxaana magaalada hargaysa lagu qabtay munaasibad balaadhan oo lagu taageerayo murashaxnimada maxamed sheikh iyadoo ay xafladan kasoo qaybgaleen aqoonyahan ,siyaasiyiin, iyo waxgaradka beesha HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAHFAAHSAN; Related posts:halkan ka daawo boobe yuusuf oo ka hadlay khilaafka siyaasadeed ee mar kale ka dhex curtay xisbiga t... Maamul Goboleedka Puntland oo Iska Fogeeyay In Maleeshiyaad Beeleed Ka Amar Qaataa Ay Dagaal Ku Soo ... “Cabashada Ugu Badan Ee Reer Awdal Waa Golaha Wakiillada Saamiga Ay Ku Leeyihiin, Kaasina Maaha Wax ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|