|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Madaxwaynaha Ismaamulka Somalida Itoobiya Oo Masuuliyiinta Gobolada Iyo Degmooyinka Ku Amray In Ay Si Deg Deg Ah Uyimaadaan Caasimada Jig Jiga.
August 31, 2018 - Written by Editor:Jig jiga (W,N) Madaxwaynaha Ismaamulka Somalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cumar (Mustafe Cagjar) Caawa Warbaahinta la hadlay Ayaa faah faahin ka bixiyay xaalada nabadgalyo ee guud ahaan ismaamulka somalida Itoobiya Sidoo kale Madaxwayne Mustafe agjar ayaa masuuliyiinta Gobolada iyo Degmooyinka ku Amray in ay si Deg dega ah u Yimaadaan Caasimada Jig jiga. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; https://youtu.be/vZiSZof6r60 Related posts:DAAWO: Xildh, Siciid Cilmi Rooble Oo si Adag Uga Hadlay Isku Milanka Siyasada Iyo Ganacsatada + kha... Xildhibaanada G, Wakiilada Ee Gobolka Awdal Oo La filaayo Inay Shaaciyaan Go,Aan Ka Dhan Ah Heshiisk... DAAWO; Ganacsatada Reer Somaliland Oo Joojiyey Alaabtii Ay Kala Soo Degayeen Dekedda Berbera Iyo Sob... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|