DAAWO; Maamulka Gobolka Gabiley Oo kormeer Kusoo Maray Goobihii Khasaaruhu Kasoo Gaadhay Roob Dabaylo Watay Ee Shalay Ka Da,ay Gabiley. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Maamulka Gobolka Gabiley Oo kormeer Kusoo Maray Goobihii Khasaaruhu Kasoo Gaadhay Roob Dabaylo Watay Ee Shalay Ka Da,ay Gabiley.
August 27, 2018 - Written by Editor:

Gabiley(W,N) Maamulka Gobolka Gabiley ayaa kormeer Indho indhayna ksoo maray goobihii ay khasaaruhu kasoo gaadhay roobabkii dabaylaha iyo barafka watay ee shalay galinkii danbe ka da,ay gudaha magaalada gabiley oo khasaare kala duwan gaadhsiiyay goobo waxbarasho iyo taawarada shirkadaha isgaadhsiinta iyo dugsi waxbarasho.

maamulka

maamulk 2

 HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS